Qeexid

"Isbeddel hawada gala oo keena kuleyl iyo daruuro badan oo muujinaya saadaal roob."

Qeexid Kale

Hiyikaca ku dhaca qof safar raba inuu galo. 4. ld kacaamid.

Qeexid Xigta

Isbeddel siyaaso, dhaqaale iyo bulsho oo qaran gudihiisa ku dhaca; tawrad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kacaan oo kali ah:
  • XHKS waxaa uu ka koobnaa Gollaha Sare ee Kacaanka, Gollaha Dhexe iyo Ururada Bulshada oo laga dooran jiray dhamaan 18 gobolka ee Soomaaliya.
  • Xaafadaha ay rayidku dagan yihiin iyo goobaha waxbarashada ayay hay'adu sheegtay inay dhinacyada dagaalamaya si toos ah u bartilmaameedsan jireen, taasna ay keentay inay dadku ka barokacaan guryahooda.