Qeexid

"Istaagid, joogsasho, sarakicid."

Qeexid Kale

Roob da'ayey qaadid. 4. U k.: tegid, aadid. 5. Ula k.: kas u yeelid; maagid. 6. Ku k.: yeelid, samayn.

Qeexid Xigta

Maalbeelid, khasaarid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kac oo kali ah:
  • Urur Dhalin yaro oo dhawaan laga dhisay Magalaada Muqdisho oo Bilaabay Qorshe lagu Taakuleyn loogu raadinayo Bisha Ramadaan Dadka Barkacayaasha ah ee ku jira Kaammka M/Muqdisho.
  • Warar soo gaaray Garowe online ayaa sheegaya in Madaxwaynaha DGPL Cadde Muse u ambaxayo magaalada Galkacayo.