Qeexid
Cudur oogada u yeela nabarro badan oo buurbuuran oo baruur adag ah.
Cudur oogada u yeela nabarro badan oo buurbuuran oo baruur adag ah.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Qoryaha laf jabtay lagu xiro si ay isu qabsato.
Qeexid Xigta: In yar oo maro, bir, qoray ah oo wax jabay ama duleeshamay lagu awdo.
Qeexid Kale: ld kabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-bo, m.l) Jaamo harag, caag iwm ah oo inta laysku toltolo, cagaha la gashado. ld kob (4).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax kala jabay ama kala go'ay kab ku xirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: (f.g) Wax jabay kabniin ku samaysasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka k.: dhibaato cid ku dhacday ka barbixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dareemaha xubnaha jirka midkood oo is dhimma waxyeello darteed lana dareemo jiriiricyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld kab1 (3), kabniin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Cid kab ku garaacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Caleen dhul-beereedka ka baxda oo inta la kariyo soorta lagu iidaamo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Caano iwm cid hal kabbo ka siin. ld kebbi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Kabjad.
Qeexid Xigta: Qalab nafley jabtay lagu kabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (dii.) Dhismo muqaddas ah oo muslimiintu u jiheystaan markay tuka nayaan, oo Maka ku yaal. ld kacbo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) (muus.) Alaabaha muusikada nooc ka mid ah. ld kaman.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-bmay, -bantay; -bmi) Wax la kabey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax la kabay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar oo kol afka lagu qaado.
Qeexid Xigta: Qasac yar oo lagu cabbiro, saliid, gaas iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Baruurta bogga korkiisa ka baxda.
Qeexid Xigta: Laab; xabad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Meel ciidda laga qaado si ceel iwm looga dhigo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Janfar, jeefaar; dhalfo.
Qeexid Xigta: Qalab qori ama bir ka sameysan lehna albaab iyo khaanado, dharka iwm lagu rito; armaajo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld kabash-kabash.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]