Qeexid

"(-nno, m.dh) Sarkaal saddex xiddigood leh; dhamme."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kabtan oo kali ah:
  • Wararka): Maamulaha kooxda Manchester United, Alex Ferguson ayay saxaafadda Ingiriisku daba-gal ku samaynaysaa, kadib markii uu nabar u geystay kabtanka England iyo kooxdiisa, David Beckham.
  • Torres ayaa durbadii uu ka soo laabtay dhaawaca aanan ka daahin uu la sameeyo wehel wax soo saar leh Kabtan Steven Gerrard oo ay hogaanka gool dhalinta Champions league ku wada hayaan Miroslav Klose min Todoba Gool.