Qeexid

"(f.g) Wax jabay kabniin ku samaysasho."

Qeexid Xigta

(f.mg) Ka k.: dhibaato cid ku dhacday ka barbixid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kabo oo kali ah:
  • J: Waxaan ka soo qaadanayay Kabo dul-abaar ah, Go’ ila yuugnow ah, Macawis Buuryo-sifays ah, Shaadh shaadh-xanaaqa iyo Haddee qaddar Hoos-ku-uumi ah.
  • Xaalada Bani'aadamnimo ee haysata dadka Somalida dagaalada ku barokacay ayuu aad uga dayriyay isagoo dalbaday in caalamku uu lasoo gaaro gurmad si dadkaas noloshooda loo kabo, maadaama ay ku sugan yihiin deegaano ay abaaro ka jiraan.