Qeexid Kale

ld kab1 (3), kabniin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kabid oo kali ah:
  • Sidii qori kadibay, baan kabidmay.
  • Amarkan boqorka ee lacagaha gunnooyinka lagu siinayo shaqaalaha dawladda ayaa yimid maalmo ka dib markii dawladdu ay sheegtay in cashuuro la saari doono badeecadaha qaarkood, iyada oo sidoo kalena la joojinayo kabiddii ay dawladdu kabi jirtay shiidaalka.