Qeexid

"eeg kabo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kabasho oo kali ah:
  • Waxaa jirta baahi deg-deg ah oo ku saabsan soo kabasho iyo kaalmo horumarineed iyo qorshe loo dhan yahay oo ku saabsan dib u dhiska dalka.
  • Wuxuuna u tacsiyeeyay kuwii ku dhaawacmay, wuxuuna u rajeeyay caafimaad iyo soo kabasho degdeg ah.