Qeexid

Si dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto oo loo socdo. ld kabax kabax.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kabash-kabash oo kali ah:
  • Ma waxaanad arkayn markay shalay kaga kabash-kabashlaysiiyeen ninkii Naanaysta lahaa ee Duulista hawada ee aan cidba wax iskaga tirin jirin, lacagaha baada ahna madaarada kaga guran jiray rakaabka dhoofaya.