Qeexid

"Janfar, jeefaar; dhalfo."

Qeexid Xigta

Qalab qori ama bir ka sameysan lehna albaab iyo khaanado, dharka iwm lagu rito; armaajo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kabar oo kali ah:
  • Ordugan barashadiisii waxa uu ku dhamaystay dugsiyada diinta kadibna waxa uu galay jaamicada Marmara oo uu kabartay Dhaqaalaha iyo Shaqooyinka.
  • Marxuumkaasi oo warar soo baxaya ay sheegayaan in uu ahaa Ganacsade Dhinaca Sarifka halka wararkale ay sheegayaan in uu kamid ahaa Ardayda wax kabarata Jaamacada Magaalada Kismaayo.