Qeexid

"(-nno, m.dh) (muus.) Alaabaha muusikada nooc ka mid ah. ld kaman."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaban oo kali ah:
  • Habeen habeenada ka mid ah, ayay Khadra ka qayb-gashay xaflad, waxayna halkaa kula kulantay fannaanka Saalax Qaasim oo kabanka u garaacay markii la sara-kacday hees ay qaado fannaanadda Sahra Axmed.
  • Kabtanka England, oo ka soo kabanaya dhaawac lugta ka gaadhay wuxuu u dabbaaldegay heshiiskiisa, wuxuuna hadba dhinac u lugaynayay kaalinta ay fadhiistaan ciyaartoyga kaydka ee Old Trafford.