Qeexid
Dhallinyaro rag iyo dumarba leh oo tumasho u banbaxday.
Dhallinyaro rag iyo dumarba leh oo tumasho u banbaxday.
magac / noun
Dheddig / feminine
urur / collective
f.mg2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Tumasho u go'doomid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg kabacaddee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld karkabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qab weyni dadka ku dhalata marka uu helo maal, wiilal, magac iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Qab weyn muujin, qof yeeshay wiilal, maal, magac iwm.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Cayaar turub (dabaka-eri) marka saddex raani baxdo tan afaraad ee harta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhul bacaad buuxiye oo lamaddegaan ah.
Qeexid Xigta: Midab caddaan ah oo mid kale oo yari ku dhafanyahay oo geelu yeesho.
Qeexid Kale: Meel kulul oo qorraxda hayso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Meel ciidda laga qaado si ceel iwm looga dhigo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax la kabay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Janfar, jeefaar; dhalfo.
Qeexid Xigta: Qalab qori ama bir ka sameysan lehna albaab iyo khaanado, dharka iwm lagu rito; armaajo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-bmay, -bantay; -bmi) Wax la kabey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Kabjad.
Qeexid Xigta: Qalab nafley jabtay lagu kabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) (muus.) Alaabaha muusikada nooc ka mid ah. ld kaman.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld kabash-kabash.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Si dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto oo loo socdo. ld kabax kabax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Summad geela lagu dhigto oo ah udub kor u jeeda oo meela kala duwan lagu dhigo; udub.
Qeexid Xigta: Kal xoog leh oo awrta marka la dhaaminayo la isticmaalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhismo yar oo dhulka ka kacsan.
Qeexid Xigta: Buundo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xirmo hal ah oo hal mar qof qaado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hilib shiidan oo dhir lagu daray oo inta la kuuskuuso la shiilo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]