Qeexid

"Qoryaha laf jabtay lagu xiro si ay isu qabsato."

Qeexid Kale

ld kabid.

Qeexid Xigta

In yar oo maro, bir, qoray ah oo wax jabay ama duleeshamay lagu awdo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kab oo kali ah:
  • Injineerkii markabkan ayaa la xaqiijiyay inuu geeriyooday, iyadoo aan la ogeyn sababta keentay geeridiisa hase ahaatee waxaa bad qaba Lix qof kale oo dul saaran markabkan kuwaasi oo u kala dhashay Afar Indonesian iyo Labo nin oo Soomaali ah.
  • Il-laawe iyo lug-laawe kol ay ku tahay, Bartire wixii akabaabiga ka dhawaa ayaa isu yimid.