Qeexid

"Meel wax lagu qariyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaay oo kali ah:
  • Dhanka kale, hal askari ayaa ku dhintay 5-kalena ay ku dhawacmeen bam gacmbeed lagu weeraray ciidamo ka tirsan kuwa dowlada oo ku sugnaa xaafada Tabakaayo-Madow ee degmada Madiina.
  • Waase la iska kaaya sii daayaa, waayo waxaan sidaa u sii ridnayn baannu muhannay.