Qeexid

Hawl wax u adeegsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaasho oo kali ah:
  • Run iyo been ahaantiisana dhegaystaha ayaan u deynayaa oo aan leeyahay caqligaaga la kaasho.
  • Qalabkaan waxaa loo soo jeediyey in oo la siiyo cuskaasho iyo fikrado cusub oo qorsheenta iyo falka waxbarashada oo ku saabsan damaca, oo xooga la saaraayo in laga hortago uur.