Qeexid

"(kuwaas, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Kaas ayaa fiican”. ld kaa1"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

tilmaame naxwe,

tilmaame / demonstrative

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaas oo kali ah:
  • Waxaana iska horimaadkaasi ka dhacay masaajidka shiikh Cali Suufi ee xaafadda Hodan.
  • Kulankii dhexmaray Hungary iyo Brazil, waxaa hoos u dhigay mudahraad rabshado wata, kaas oo ka dhashay dagaal ka dhex qarxay daawadayaasha iyo ciyaartoygii kaydka fadhiyay.