Qeexid

"Xannuun sida holaca u kulul oo nabar ama meelbugtaa yeelato."

Qeexid Kale

ld kaarid.

Qeexid Xigta

Waraaq yar oo afar gees ah oo wax lagu qorto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaar oo kali ah:
  • Sidoo kale, marka la samaynayo dhuxusha qiiq badan ayaa oo ka kooban kaarboon-labo-ogsaydh iyo kimikooyin sun ah ayaa hawada gala taas oo keenaysa Wasakhowga Hawada.
  • Gudoomiyaha gobolka Karkaar oo Radio Garowe wax ka waydiiyey khasaaraha roobabkaas dabeylaha watey ayaa sheegey inuu watey mowjado iyo dhaxan badan islamarkaana khasaare badan keeney.