Qeexid

"(-iyay, -iday; -iyi) Horay iyo gadaal si welwelsan ugu socosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaambi oo kali ah:
  • Ciyaartii ayaa ku bilaamatay kaambiyihii hore weearar iyo weerar celis oo ay kooxda reer Spain ee Barcelona ay inta badan iyadu kubada cagta ku haysay balse waxaa kooxda reer England ay isku dayeysay in ay iska difaacdo oo hanato koobka.
  • Najiib, isaga oo aan cid u sheegin wuxuu isku ciil-kaambiyaa waqti badan oo hore ugaga lumay haasaawe iyo hirirka aan saldhigin ee barashada, ballanka iyo hamuunta haweenka aan ujeedadeedu ka badnayn saacado.