Qeexid

(-bayaal, m.l/dh) Nafley bad ku nool ah oo leh jir qolof adag ku dahaarantahay iyo toban lugood, lana cuno.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaambe oo kali ah:
  • Angioo tixraacaya runtaasina, waxan aad ugu dadaali doonaa inaan kaambeyn kulul ku qaado sidii Somaliland 1oo ictiraafi lahaa.
  • Angioo tixraacaya runtaasina, waxan aad ugu dadaali doonaa inaan kaambeyn kulul ku qaado sidii Somaliland 1oo ictiraafi lahaa.