Qeexid

"/dh Gargaar ama caawimaad cid loo fidiyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaalmo oo kali ah:
  • Xubnahan ayaa ku booriyay in laga shaqeeyo Ammaanka, waxayna walaac ka muujiyeen dhibaatooyinka dhinaca bani'aadanimada ee ka jira Dalka Soomaaliya, waxayan farta ku fiiqeen in ay kaalmo deg deg ah la soo gaari doonaan.
  • Dawladahaas waxey si joogto ah ucadaadinayaan xukumadda oo uga baahan kaalmo nooc kasta, haddii lagu madax ageygana waa wiiqayaan.