Qeexid
Wax kaalmo ka dhigasho.
[-stay, -satay]
f.g3Wax kaalmo ka dhigasho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld kaalmaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg kaalmee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax meel ku qarsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg kaalmayso. ld kaalmaysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh Gargaar ama caawimaad cid loo fidiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Cid caawinid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax soconaya oo meel joogey wadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Kalluun dabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Nin guursadey xoolo siin. ld kaali.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Warmaha waaweyn nooc ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Fandhaal weyn oo bir ama qori ka samaysan.
Qeexid Xigta: Dhulmadda labadeeda qalbac midkood.
Qeexid Kale: Xoolo la siiyo qof guursaday.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Dareere kabbo kabbo u cabbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Meel dhibaato leh meel ka fiican ka doorsasho.
Qeexid Xigta: Jirro ka bogsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax ku kaltamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld kaal3.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Nin guursaday xoolaha la siiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Qof dumar ah oo loo tababbaray inay kaalmeyso dhakhtarrada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld kaalin2 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: U k.: wax dib u dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.a
Qeexid: (kaalaya, w) Agtayda imow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
a - Amar (imperative) [Qeyb: naxwe]