Qeexid

"eeg kaalmee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaalmayn oo kali ah:
  • Waalidka masuuliyad ayaa ka saaran inuu bixiyo door lagu daydo iyo deegaan kaalmaynaya kaas oo ku haboon carruurtooda ayna ku barwaaqoobi karaan.
  • Waxa kaloon caalamka waydiisanaynaa, in ay naga caawiyaan sidii lanooga kaalmayn lahaa kaabayaasha dhaqaale iyo shaqo abuuris iyo sidii aan uga heli lahayn maalgashi shisheeye dalkayaga.