Qeexid

"(-yayaal, m.l/dh) Qof caawiya qof hawl haya; gargaare."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaaliye oo kali ah:
  • Halka Afartii qof ee kale oo isugu jiray laba Kenyan ah iyo laba Ingiriis ah oo lagu sheegay duuliyeyaal iyo kalkaaliyeyaal lagu xukumay min 10-sano oo xabsi ah iyo in qofkiiba uu bixiyo 10-kun oo Dollar oo Ganaax ah.
  • Guddoomiye ku xigeenka oo ka hadlaya munaasibadda xidhitaanku wuxuu dhakhaatiirta iyo kalkaaliyeyaasha ku guubaabiyay in si waddaninimo leh ugu hawgalaan tallaalka carruurtooda.