Qeexid

"(kaalaya, w) Agtayda imow."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

naxwe,

Amar / imperative

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaalay oo kali ah:
  • Isagoo sharaxaya, wixii ay kala kulmeen Wasaaradda Beeraha ee loogu jawaabay, wuxuu yidhi: “Masuulkii aan la kulanay, wuxuu nagu yidhi; idinku haddaad Soomaali tihiin isa soo kaxaysta oo u kaalaya Wasiirka, isla markaana uga warama qadiyadiina.”
  • Bashiir ayaa saaxiibkii Najiib oo qaad afka ku hayay xiligaa u sheegay oo yidhi kaalay ila qadee, laakiin Najiib wuxuu ugu jawaabay; “Haddii aanan soo qadayn saaxiib marhore ayaan intayda sii qaddiman lahaa ee waan soo qadeeyay.”