Qeexid

"(-lal, m.l) Warmaha waaweyn nooc ka mid ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaal oo kali ah:
  • Somaliland oo Laba Qof Masaafurisay Somaliland ayaa masaafurisay laba sarkaal oo ka tirsan hay'adaha DRC iyo DDG ee arrimaha gargaarka u qaabilsan dalka Denmark, ka dib markii ay ku kaceen falal la sheegay inay lid ku tahay diinta Islaamka.
  • Sarkaalka ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee AP in halkaasi ay durbadiiba ku geeriyoodeen 32 qof.