Qeexid

"Midab u dhow casuuraa."

Qeexid Xigta

Dhar adag oo badanaa askartu xirato.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaaki oo kali ah:
  • C/kariin Xasan Gorod,Kaaki Cumar Bood iyo Xubno kale oo Meydka kasoo qaaday Magaalada Nayroobi.
  • Ugaasku waji kaaki ah ayuu ku eegay dadkii iskugu soo baxay in ay caleeemo saaraan, waxaana is wada qabsaday alalaaskii iyo sawaxankii dadka si ay mar uun u arkaan farxadda Suldaanka.