Qeexid

"Kaah wax ka keenid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaahi oo kali ah:
  • Bal ogow golahani guurtida ee aad la yaaban nahay go’aamada cadaalada ka fog ee ay soo saarayaan hadii ay ka hor yimaadaan Daahir Riyaale Kaahin ciida ayay cuni doonaan.
  • Kaahiye Taliyaha Ciidamada Xoogga,Taliyaha Ciidamada Asluubta C/laahi Macalin Cali iyo Saraakiil kale oo Dowlada ugu xilsaaran dhanka Ciidamada.