Qeexid

"Iftiin yar oo wixii sababay sida dab, qorrax iwm ayan muuqan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaah oo kali ah:
  • Hargeysa (Haatuf): Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa shalay qaabilay Mr: Henrik Jespersen oo ka socda Safaarada Denmark ay ku leedahay Nariobi.
  • Daahir Riyaale Kaahin ayaa is-bedel kooban ku sameeyay xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Somaliland, isagoona kala diray Guddigii Caafimaadka ee cusbitaalka Hargeysa.