Qeexid

"Dibkabe lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax adigu (qofka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. Tus. “Qalinkaaga baa cusub”. ld kaa3."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Dibkabe naxwe,

Dibkabe / suffix

laahansho naxwe,

laahansho / possessive

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaaga oo kali ah:
  • Wuxuu sheegay in saraakiisha Al-shabaab ay ka hadli jireen idaacadaha intii ay dagaaladu socdeen, markii ay awooda heleena aysan ahayn inay wariyeyaasha afka qabtaan, "Wax walba oo khaladkaaga ah waa la sheegayaa" ayuu mar kale yiri Sheekh Bilaal.
  • Markay sidaas tahay ee aad ku xisaabtamayso Jeebkaaga waxay guushaada iyo guul-daradaaduba ku xidhnaanayaan, hadba Siyaasadeed ee aad ku maamusho dakhliga yar ee aad haysato.