Qeexid Kale

Ayoonnada kaaftoonkooda waxa loo tixgeliyaa in uu u dhigmo laxaadka saldanabka.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaaftoon oo kali ah:
  • Yaa quudin jiray bisadan indhaha la’ Nin ayaa dhaqday bisad uu maalin walba cunto u keeni jiray si ay uga kaaftoonto cuntada dadka guriga joogaa isticmaalayaan, laakiin wuxuu ka kari waayey inay xado cuntada guriga.