Qeexid

"(-syo, m.dh) Xuub adag oo kaadidu ku keydsanto inta aaney ka iman nafleyda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaadihays oo kali ah:
  • Cabidda sigaarku ma keento oo keliya Kansarka sanbabada ee waxaa kale oo ay keentaa Kansarka ku dhaca Kaadihaysta iyo Kansarka ku dhaca Afka.
  • Cabidda sigaarku ma keento oo keliya Kansarka sanbabada ee waxaa kale oo ay keentaa Kansarka ku dhaca Kaadihaysta iyo Kansarka ku dhaca Afka.