Qeexid

"Irridda aqalka xaggiisa gudaha."

Qeexid Xigta

Labada udub oo aqalka irriddiisa ku mudan midkood.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaad oo kali ah:
  • C/llaahi Xasan Ganey Firimbi waxa uu mar kale ugu baaqay qeybaha magaalada Muqdisho inay guryahooda ku ekaadaan isla mark-ana dhowraan awaamiirta dowladda ee ku aadan bandowga.
  • Kadib markii dagaal lagaga adkaadey maleeshiyaadka A-shabaab ee ku dhuumaaleysanayey buuraha Galgala ayaa Idaacada VOA wariyaheeda Cabdisalaan Harari ninka hogaamiyaha u ah Maxamad Siciid Atto.