Qeexid

"(-llo, m.dh) Qof ciidanka qalabka sida ka tirsan oo laba alif leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaabul oo kali ah:
  • Madaxweynaha Afqaanistaan Oo Ka Badbaaday Shir-Qool Kaabul (w.
  • U Hayo Kiisas La Xidhiidha Al Qaacida Kaabul- Afgaanistaan (Rueters): Ciidamada Maraykanka ee jooga dalka Afgaanistaan ayaa rumaan ahaan u Xidhay laba iyo Toban qof(12) oo ay ka qab-qabteen, Koonfur-bari gobolka Khost ee ka tirsan Afgaanistaan.