Qeexid

"Kab yar oo falag ah oo derinta afka looga tolo."

Qeexid Kale

(-iyo, m.dh) Qoryaha ceelka afka laga saaro midkood; raar; xakab.

Qeexid Xigta

(fk) Meel aad u dhaw.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaabi oo kali ah:
  • Waxaana loogu talo galay in shirkan oo socon doono muddo laba cisho ah wax ka bedel iyo kaabis lagu sameeyo xeerka xisbiga iyo sidoo kale in la doorto musharaxiinta uga qayb galaysa xisbiga doorashada madaxtooyada ee soo socota.
  • Afhayeenka ayaa intaa ku daray in Howl galka maanta uu ka duwanaa kuwii hore wuxuuna tibaxay in Ciidamada Booliska ay howl galka wadeen, waxaana gadaal ka kaabinayay buu yiri kuwa Itoobiya.