Qeexid

"Dhismo yar oo dhulka ka kacsan."

Qeexid Xigta

Buundo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaabad oo kali ah:
  • -kii, waxaa degmo buuxda laga dhigay Gebilay, xadkeeduna waxa uu ahaa; Koonfur bari; Kaabaddii Wado Makaahiil.
  • Waxa kaliya ee loo baahan yahay, waxay ku saabsan tahay in heshiis lala galo shirkadaha dalka ee dhagaaxda ka qota kaabadaha iyo jaajuurka, iyo injineerada dalka laga faa’iidaysto.