Qeexid

"(kuwaas, w) ld kaas1"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

tilmaame naxwe,

tilmaame / demonstrative

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaa oo kali ah:
  • Dawladda waxay soo dirtay Madaxweynaha, Guddoomiyaha Barlamanka iyo Ra’isul wasaaraha dalka tan oo u muuqata in ay dawladdu u diyaar ahayd in ay maxkamadaha si dhab ula xaajooto kana dhacsato waxay awoodo isla markaana siiso waxa ka ritaan.
  • Taasi waxay ahayd qodobka hoer ee Soomaalida dareenka ku abuurey, kaas oo ka unkamay maslaxadda is-diidan.