Qeexid

"Hadal yar oo kooban."

Qeexid Xigta

J. ha dhihin: ha hadlin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga juuq oo kali ah:
  • Hooyo Filsan juuq ma oran.
  • Dhinaca kale, Khamiisyalayda Carbeed ayaan ilaa imika Tolnimo muujin oo juuqba laga waayey, xaalkooduna marayaa Shir shir dhaafi waayay, marka laga reebo Saamka Ciraaq oo qasabadihii nacfiga xidhay.