Qeexid

"Bisha lixaad ee sanadka masiixiga."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga juunyo oo kali ah:
  • Taariqda cusub waxaa laga dhigay 1dii July 1960. 26kii Juunyo 1960kii waxaa xuriyad qaadatay Waqooyiga Soomaliya.
  • Bishatan Juunyo oo kaliya tiradu waxa ey ku dhawaaneysaa ilaa iyo saddex kun oo qof, oo ey ku jiraan dad u dhashay dalka Soomaaliya.