Qeexid

juqraafiga dabiiciga m.l (juqr.) Laan ka mid ah juqraafiga oo ku shuqul leh muuqaal-lada dabiiciga ah ee dhulka ee ay ka mid yihiin berriga, biyaha iyo hawada.

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga juqraafiga oo kali ah:
  • Loolka oo isna ah xarriiq beenaad barbarre ah tiradooduna waxay gaareeysaa 180 waana kaalmeeye Isuduwe Habka Juqraafiga si loo abaaro Baraha Juqraafi, Waqti iyo heer-kulka.
  • Waxa guud ahaan la isku waafaqsan yahay in Cismaan waqtigiisa inta badan ku jeedin jiray cilmi raac. gaar ahaan waxa uu laasimi jiray culuumta diinta, taariikhda, juqraafiga, felegga afka Carabiga iwm.