Qeexid

"Maaddada sharaxda dhulka dushiisa, muuqalladeeda ay ka mid yihiin kuwa fisikada, cimilada, carrada, maxsuul lada, ummadaha iwm iyo filiqsanaantooda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga juqraafi oo kali ah:
  • Hase ahaatee wuxuu Wasiirku Gobollada Waqooyi Bari ee Soomaaliya ku tilmaamey ka soo bilow Gobolka Togdheer ilaa iyo Mudug oo uu sheegey Juqraafi ahaan in la isku yiraahdo Gobollada Waqooyi Bari Soomaaliya.
  • Gobolkan oo leh deegaano cajaa'ib ah oo juqraafi ahaan, macdan iyo deegaan ahaanba Soomaalidu ku taqaan, Tusaale ahaan Dhagaxa gibsonka loo yaqaano ee Ceelbuur kaasoo laga isticmaalo Soomaaliya iyo carabaha lagana sameeyo dabqaadyada, bujikooyinka.