Qeexid

ld jimlo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jumlo oo kali ah:
  • Daahir salaad oo ku hadlay magaca ganacsatada hirgelisay suuqan ayaa sheegay in suuqu yahay mid loogu talogalay in dadkii Bakaaraha u aadi jiray dukaameysiga ay ka heli karaan waxyaabaha ay u baahan yihiin oo Jumlo iyo Tafaariiq ah.