Qeexid

"J. ah: qof ama xoolo bar yar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jumbur oo kali ah:
  • Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf, oo u qaabilsan Xarrakatul Shabaab ayaa sheegay todobaadkaan inay weerarro ku qaadi doonaan Kampala iyo Bujumbura, isagoo xusay in laga qixi doono labadaas magaalo sida looga qaxay magaalada Muqdisho.
  • Waaligu wuxuu sheegay in qaraxyo iyo dilal ay ka fulin doonaan Bujumbura iyo Kampala oo ah caasimadaha Burundi iyo Uganda, kuwaasoo ay ciidamo ka joogaan Somalia, isagoo sheegay in ciidamadoodu ay dadka si arxan la'aan ah u dilaan.