Qeexid

"(daaw.) Hirar cadaadis ah oo is daba joog ah oo dhex maraya halbowle waxaana keenay iskuroorka hannaansan ee muruqa qolka bidix ee wadnaha, sidaas darteed waxay u dhigmaan xawliga garaaca wadnaha inta goor uu wadnuhu (garaaco/daqiiqaddiiba) waxa si sahal ah looga dareemi karaa halbowlayaasha meel soke ku yaal, sida halbowlaha kalka dibadeed ee tagoogta (radial artery) ama halbowlaha luqunta (karotid artery)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jugleyn oo kali ah:
  • Dilka Wariyaasha ee Laacaanood ayaa ah mid ku cusub, hase ahaatee, waxey la kulmi jireen xarig, cagajugleyn iyo bahdilid.
  • "Caga-jugleyntaan dhanka amaanka ah ayaa xaalada sii cuslaynaysa" ayuu yiri David Gilmour oo ah madaxa CARE ee Somalia; wuxuuna intaas ku daray: "Inay amaan helaan shaqaalaheena ayaa saldhig u ah shaqadeena".