Qeexid

"(bot.) Shimbir weyn oo ay goroyada isku bahyihiin, oo aan duullimaad dheer samayn karin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jugley oo kali ah:
  • "Caga-jugleyntaan dhanka amaanka ah ayaa xaalada sii cuslaynaysa" ayuu yiri David Gilmour oo ah madaxa CARE ee Somalia; wuxuuna intaas ku daray: "Inay amaan helaan shaqaalaheena ayaa saldhig u ah shaqadeena".
  • Afhayeenka Maxkamaduhu wuxuu sheegay in eedeynta Kenya ay tahay mid aan sal iyo raad lahayn, isla markaana aysan iyagu afduubin, dilin, isla markaana u cago-jugleyn dadka ka shaqeynaya gargaarka.