Qeexid

"Bir dhuuban oo gadaal uga jirta samayada waranka."

Qeexid Xigta

Bir goobaaban oo bakooradaha salka laga geliyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jufo oo kali ah:
  • Shirarkaas oo markii hore ku Bilowday qaab Jufo-Jufo ayaa haatan waxa ay u Muuqdaan kuwo usii gudbaya Beelo kale sida Beelaha Waceysle ee la isku yiraahdo Qalaw-joog,..
  • Dagaalka Maanta ayaa yimid kadib markii sida la sheegay labad jufo midkood uu shalay qof ka dilay jufada kale lamana oga in Ciidamada Maxaakiimtu xal u heli karaan iyo inkale inkastoo rajadu aad u sareyso madaama dagaalku istaagay daqiiqado kadib.