Qeexid

"(-do, m.l) Dhar culus oo raggu qaarka sare ka gashado oo gacmo dhaa-dheer iyo jeebab leh; koor; koodh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jubbad oo kali ah:
  • DFKMG ah ayaan awood ciidan ku laheyn inta badan gobolada Shabeelaha hoose, Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe halkaas oo ay ka taliyaan Maleeshiyo beleedyo sheegta in ay taagersanyihiin dowlada.
  • Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada hoose ayaa la sheegay inay ku sugan yihiin maleeshiyo ka amarqaadata Al-shabaab, kluwaasoo la sheegay inay diyaar u yihiin inay weeraro ku dhufo-oo-ka-dhaqaaq ah ku qaadaan dalka Kenya.