Qeexid

"ju'i f.g2 ld tu'i."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ju oo kali ah:
  • Maamulka Jubooyinka ee Al-shabaab hoostaga ayuu ku eedeeyay inay diideen inay heshiis la galaan saraakiisha ururkooda ee ku sugan Gobolkaas, isagoo sheegay inay ku tilmaameen cadow kasoo horjeeda.
  • Marco Di Vaio, ayaa u labeeyay Juventus goolasheedii, kadib markii uu ka faa’iidaystay daqiiqadii 22aad oo uu dhammaystiray kubad ka soo dhex siibatay difaaca Como oo uu soo baasay Nedved.