Qeexid
(-rro, m.dh) ld johor2.
(-rro, m.dh) ld johor2.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Oday da' weyn oo xooggan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Subagga ka baxa caanaha geela.
Qeexid Xigta: Bocor; halcun; cudh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Dibi ama orgi fil weyn oo caato ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-rro, m.dh) Wasaq, jilif iwm oo ay yeelato oogada dadka. ld joxor.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (moxor, m.dh) Geedaha xijiga jaad ka mid ah oo beeyada dhala.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]