Qeexid

"ld joojin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga joojis oo kali ah:
  • Dowlada Liibiya ayaa hore u joojisay qulqulka tahriibayaasha ka gudbaya Badda Meretereniyamka si ay u gaaraan talyaaniga,taasina waxa ay ka danbeeysat kadib markii wadamada Talyaaniga iyo Liibiya ay ku heshiiyeen in la hakiyo dadka Tahribayaasha ah.
  • Dowlada Kenya ayaa bishii January joojisey isu socodka dadka iyo ganacsiga xududka ay la leedahay dalka Somalia balse horey u ogleyd in gawaariada sida gargaarka sida ka gudbaan xadka.