Qeexid

"Wax dhaqaaq ka celin."

Qeexid Kale

Wax socday hakin.

Qeexid Xigta

Wax dhulka yaal istaajin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jooji oo kali ah:
  • "Kooxaha dagaalamaya waxaa amiir u ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed, isaga ayaana soo galay heshiiska xabbadjoojinta ah, waxaana laga doonayaa inay adeecaan oo ay dagaalada joojiyaan" ayuu lagu yiri qoraalka.
  • Markii ee dowladii dhexe ee siad barre ee dhacday, oo meesha ka bilaawday dagaaladii sokeeyay, booliska gobolda dalka oo dhan shaqadooda wee joojiyeen. 15sano somalia ma leheen wax xukun ama kala danbeen.