Qeexid

Socod joojin.

Qeexid Xigta

Fadhi ka istaagid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga joogso oo kali ah:
  • Si aad waxa uga ogaato bal qaddar yara joogso oo dhegayso, maqal, ilaa imisa sanqadhod oo kala duwan ayaa dhegahaaga ku soo dhacaya?
  • Si aad waxa uga ogaato bal qaddar yara joogso oo dhegayso, maqal, ilaa imisa sanqadhod oo kala duwan ayaa dhegahaaga ku soo dhacaya?